KU SAABSAN - ABOUT ( SAAMIONLINE.COM )

Saamionline.com Waa suuqii uugu horeeyey ee ku shaqeeya habka casriga ah ee ganacsiga internetka dhexdiisa ( eCommerce ) ee laga aasaasey dalka gudihiisa 2014. Suuqani Waxa uu ku suurta galinaya in aad ka dukaameysan karto adiga oo jooga Gobolkaaga, Magaaladaada, Gurigaaga, Goobtaada shaqo iyo guud ahaan dalka oo dhan. Waxa aad lacagta ku bixin kartaa qaabab kala duwan sida
( 1. eDahab, ZAAD, EVC, Sahal, Paypal ) ama waxa aad bixin kartaa marka alaabta lagu keeno ( Cash on delivery ), Waxaana alaabta aad iibsato laguugu keenayaa ciwaanka aad ku buuxisid qaybta foomka iibsadaha guud ahaan magaalooyinka dalka oo idil.

HIIGSI:

Saamionline.com waxa ay hiigsaneysaa in ay noqoto Amazon-ta gayiga Soomaalida iyo guud ahaan Afrika, Si uu hiigsigaasi u hirgalo waxa aanu u mareynaa qancinta macaamiisheena, Tayeynta Adeeggeena, Casriyeynta iyo Hal abuur joogta ah.
Waxa naga go’an in aan beddelno habkii hore ee dukaameysiga qaaradda Afrika iyo gayiga Soomaalidaba, Si shucuubta afrika gaar ahaan Soomaalidu ula jaanqaado qaababka casriga ah ee dunida horumartey. Waxa aanu mar walba ku dadaali doona in aan ka tayo waanagsanaano, Ka qarash jabnaano cid kasta oo alaabo iibisa se aanu isku tayo nahay.

ABOUT ( FOUNDER & CEO )

Sami Gabas, born 26, June, 1996, The CEO and Founder of saamionline. Sami Gabas was born, grew up and was educated in Hargeisa. Then he attended and graduated from KCA university in Nairobi in the department of information technology ( IT ) as there was widespread unemployment, he decided to create his own online-based company to employ himself.

CEO Social Links