Sort by
Show

1 QURUXDAADU MADBAKHAY TAALLAA

10.00$

Buugga Quruxdaadu Madbakhay Taallaa. waxa uu daawo u yahay dhamaan hablaha Soomaaliyeed Meelkastay joogan.Waxa uu ku qoran yahay af Soomaali, waxaanu ka hadlayaa sidii aad isku qurxin lahayd qurxin dabeeciya iyo sidii mashaakilaadka kaa haysta wajiga, timaha gacmaha ilkaha aad u baabin lahay waxa ka mida.

1. Xalinta wajiga Dufanka leh
2. Baabinta Finanka wajiga dufanka leh ka dhashay
3. Madmadawga wajiga kuyaal
4. Canbaaraha jidhka kuyaal
5. Haaraha ood kubiinkarto mudo lixbilood gudahood hadad raacdo waxa yaabha buuga ku qoran una isticmaasho sida la rabo isha allah
6. Daawaynta timaha gunta ka go aya iyo kuwa korka ka go aya.
7. Cadaynta gacmaha adiga oo isticmaalaya alaabo gurigaaga aad ku samaysatay oo kugu qoran buuga.
8. Intaa waxa kuu dheer cabitaanada maqaarka lagu qurxiya ood cabayso
9. waxa kaloo kuu dheer xog aad u badan oo khusaysa dadka uurka leh am araba in qaadan.

BERETANKII CAAN BAXAY!

9.00$

Paperback : Somali

By (author)  Zainab Dahir , Illustrated by  Abdimajid Said

BUUGGA HADYAD JACEYL

12.00$

Xaalada – حالة – Condition : Cusub / New / جديد
Xarumaha : ☎️Hargeysa: 063 4012114 • Mogadishu : 061 333 2020
Xarumaha : ☎️ Garowe 0906558105 • Djibouti : +25377365012

BUUGGA HAL AAN GO´AANSADAY

7.00$

HAL AAN GO´AANSADAY waa buug ka hadlaya waayo-aragnimada qoraaga ee la xidhiidha arrimaha bulshada iyo siyaasadda. Axmed-Keyse wuxu si kooban oo xiiso leh u soo bandhigayaa geeddisocodkiisii bulshaawinimo xagga uu ka soo bilawday, xagga uu u socdo iyo waxyaabaha socodsiiya geeddigaas. Ciddii akhriday buuggii hore ”Hal Aan Ogaadey” ee Axmed-Keyse, way soo xasuusanaysaa, marka ay kan akhriyeyso. Waa buugaag dareen taabad leh. Buuggani waa mid uu iska dhex heli karo qofkasta oo ku hawlan ka shaqaynta arrimaha horumarinta bulshadu. Hal Aan Go´aansaday waa buug ku siinaya dhiirigalin aad ku dhaafi karto wax kasta oo kaa hor iman kara. Sida oo kale, buugga waxa aad ka helaysaa waayo-aragnimo iyo aqoon guud oo ku saabsan ka shaqaynta danta guud. Buuggani wuxu si gaar ah u anfacayaa dadka doonaya in ay qabtaan door hoggaamineed si ay u horseedaan isbeddel bulsho oo wacan.

DAJAAL KORAYAA QARSOON

10.00$
    • Goobta : Hargeysa – Mogadishu – Garowe
    • Xaalada : Cusub / New / جديد
    • Contact : 063 401 2 114 – 061 333 1919 – 0906558105