-Derma Roller,
Waxay dawaysaa jacdadka ama isku ururka maqaarka, raadka finanka, calaamadaha maqaar kala baxu ka tago, liidadka yaryar ee wajiga ku samaysma, kala sarsaraynta maqaarka wajiga