BUUGGA HOOYADA IYO DHALLAANKA

Xaalada – حالة – Condition : Cusub / New / جديد
Xarumaha : ☎️Hargeysa: 063 4012114 • Mogadishu : 061 333 2020
Xarumaha : ☎️ Garowe 0906558105 • Djibouti : +25377365012

12.00$
Qty :

Category:

Description

” DARYEELKA HOOYADA IYO DHALAANKA” .

waxaanu ognahay inay hooyada soomaaliyeed aad iyo aad ugu baahantahay inay ogaato xaalad kasta ooy marto haday tahay nafaqo iyo haday tahay caafimaad iyada iyo ilmahheeguba.

Hadaba waxaad buugan ka helaysaa mawduucyo aad iyo aad muhiim u ah wuxuuna ka bilaabmayaa Diyaar garwga uurka ka hor ilaa inta ilmaha dhalanayaa ka gaadhayo 5sano.

Buugan waxaa laga ururiyay ama laga soo tuujiyay masakaxo badan :

-Drs Edna Aden

-Dr Abdirahmaan ( Awkoombe)

-Dr Ibraahiim (Biixi)

-Dr Mahadi

-Drs Faadumo Haahi Iimaan

-Dr Ediris Ali Magan

-Dr Cumar Cabdi Guleid

-Dr Bahiir Ediris

Sidaa daraadeed mawduucyadu uu buugani ka hadli doona waa nafaqada iyo caafimaadka hooyada iyo ilmaha sida:

1) Diyaar garawga uurka ka hor , nafaqada iyo caafimaadka aya hooyadu ubaahntahay.

2) Urka iyo xaalada kasta oo hooyadu marto

3) 9-ka bilood xaaladkasta oo hooyadu marto , haday tahay nafaqo iyo calaamadoba.

4) Waxayaabaha foosha fudaydiya ilaahaybaa wax fudaydiyee iyo diyaar garawga foosha.

5) Xanaanada ilmaha iyo nafaqada hooyada umusha kadib.

6) Maaraynta miisaanka dhalmada kadib.

7) Ababinta caruurta iyo nafqada ilmaha sidoo kale cuntooyinka ku haboon ilmaha xaalada kasta ilaa inta uu gaadhayo 5-sano.

😎 15-ka xanuun ee uGu badan caruurta iyo sidaad ku maamuli lahayd hadii aya kugu imaadan xaalada dag-dag intaanada gaadhin goob caafimaad.

9) Daryeelka iyo xanaanda maqaarka ee hooyada.

Hadaba waaxn kuu rajaynaynaa inuu buugani kaaga jawaabi doono su’aalo badan kuuna noqon doono hagaha nolosha ee dhinaca nafqada iyo caafimaadka hooyada iyo dhalaanka.

FG : Waxaanu kuu samaynay qiimo dhimis aad iyo aad u balaadhan waana

Related products