Waan u hubaa inaad u baahnayd in Biyaha qoyskaaga laguu sifeeyo :
Lifestraw family 2.0 waa qalab casri ah o biyaha booyadaha,ceelasha iyo biyo kasta ka sifeeya cayayaanka ili ma qabatayga ah (micro-organism) iyo midabka biyaha ayado u ka sifeeyo huubada ili ma qabatayga ah si kalyaha ay u badbadaan.
Hal-kii saac waxa ay safeen kartaa biyo dhan 13 letter oo biyo nadiif ah.