WAYDIIMO WARCELIN U BAAHAN

  • Goobta : Hargeisa 
  • Xaalada : Cusub / New
  • Contact : 063 401 2 114 – 061 333 1919 – 0906558105 – + 253-77-365012
10.00$
Qty :

Category:

Description

Runtii waa buug waxbadan kordhinaya kana hadlaya mawduucyo aan hore looga hadlin. Weydiimaha buuggan dhexdiisa ku jira ee uu jawaabtooda raadinayo waxa ka mid ah kuwan soo socda:

  • Sidee dadka, diinta iyo dawladnimada la isu waafajiyaa, fahamka diinta iyo dawladnimona loo saxaa?
  • Sidee diin bilaa siyaasad ah iyo siyaasad bilaa diin ah oo midba mid ka hor imanayso dhibkooda looga baxaa?
  • Maxaa ummdaha qaar u horumaraan qaar kalena dib ugu dhacaan?
  • Sidee aqoonta qaybaheeda kala duwan la isugu dheelli tiraa, aqoonyahanka qaybihiisa kala duwan wax qabadkooda la isugu keenaa?
  • Sidee dunida isu faruurantay iyo fawdada isgaadhsiinta dhibkoodana looga nabad galaa?
  • Somaliland in ka badan rubuc qarni jiritaan siyaasadeed ah ka dib; halkee ayay maanta joogtaa? Mase tahay halkii ku habboonayd?

Related products