$5.00
Buugga Qorshee noloshaada waa buug ka caawinaya akhristaha sida uu noloshiisa u qorsheyn lahaa isagoo siinaya habraacyo tijaabsan oo 7 sano baaritaan lagu waday oo dad badan noloshooda wax ka bedelay,
Intelligent Electric Oil Press Machine
Buugga Qorshee noloshaada waa buug ka caawinaya akhristaha sida uu noloshiisa u qorsheyn lahaa isagoo siinaya habraacyo tijaabsan oo 7 sano baaritaan lagu waday oo dad badan noloshooda wax ka bedelay, sidookale u bidhaaminaya fahamka nolosha, caqabadaha iyo xalkooda oo waaqica ku saleysan. Jiheyn iyo qorsheyaal tijaabsan oo laga tusaale qaadan karo wuu xambaarsanyahay.
Waa buug qoraalkiisa lagu saleeyay duruufta Soomaalida, tirada boggagiisu koobanyihiin oo si sahlan lagu dabaqi karo.
$8.00
$10.00